Qeexid

"ld tisqaadid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tisqaad oo kali ah:
  • Iyadoo aanay cidina diidi karin in halgankii SNM xaq u dirir ahaa isla markaana uu guulaystay, ayaanay hadana tisqaadin hogaamintii aynu ka sugaynay hogaankii halganka.
  • Heestii ugu horaysay ee tisqaadaa waxay ahayd hees wadani ah oo ka hadlaysay markii "Reserve Area" la bixiyay 1954kii.