Qeexid
Ereyo qaafiyad iyo miisaan leh.
Qeexid Xigta
Gabay dhowr beyd ka kooban.
Ereyo qaafiyad iyo miisaan leh.
Gabay dhowr beyd ka kooban.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Roob yar oo dhibco yaryar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Roob dhibic-dhibic yaryar u di'id.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dixiri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: ld taxan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xmay, -xantay; -xmi) ld taxan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tax2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld duqsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
dk.lh.dh
Qeexid: ld tiisa2.
dk (Dibkabe) - Dibkabe (suffix) [Qeyb: naxwe]
lh (laahansho) - laahansho (possessive) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld taxmid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dixiri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh (-imo, m.l) Daliigo jillicsan oo dunta u eg oo oogada dadka iyo nafleeyda kale qaarkeed ka soo baxa, mid ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Bocoosha badda kuwo ka mid ah oo midabyo badan.
Qeexid Xigta: Midabyo badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Wax muuqooda baabi'in.
Qeexid Xigta: Ka t.: wax wasakh ka sifayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Ood la gooyey oo is-haysata oo hal mar qof qaadi karo; jebis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Tis meel isugu keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Bahal jiirka u eg oo leh lugo dhaadheer iyo jeenyo aad u gaagaaban.
Qeexid Xigta: (- go, m.l) Gaari yar oo saddex garan-garood (mid hore iyo labo dambe).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Qori wax dhuuban ka dhigid.
Qeexid Xigta: Wax duf ka rifid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid qaddarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.sh
Qeexid: .r Cod lagu muujiyo dhibcidda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Waddo yar oo ka samaysanta halka ay marto quraanjada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]