Qeexid
"ld taxan2."
[-xnaa, -xnayd]
tixan2 naa
tixan2 nayd
f.mg4"ld taxan2."
Wadaag:
Wax iniino ah oo dhexda ka daloola, wax dun la iskula xiriiriyey ahaansho.
Tiro wax sidey isugu xigeen isu daba yaal ahaansho. ld tixan2.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag:
Ereyo qaafiyad iyo miisaan leh.
Gabay dhowr beyd ka kooban.
m.dh
Wadaag:
Timo, xarig iwm wax tidcay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
U t.: wax tilmaantooda cid u sheegid.
Cid meel ayan aqoon akhbaar iyo macluumaad ka siin.
f.g1
Wadaag:
(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka ha-dlaya u dhow oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “Tan meesha fadhidaa waa walaashay”.
mu.ti.dh
Wadaag:
Tijaabin heerka aqooneed ee qof.
Cid dulqaad-keeda tijaabin. ld intixaan2, itixaan2.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
(-xmay, -xantay; -xmi) Xoolo laqalo ama cunto kale cid markaa dhimatayraacin.
f.g1
Wadaag: