Qeexid

"Cid qaddarin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tixgeli oo kali ah:
  • Cid waliba oo wax uun ka tari karta arrintan waa inay haddaba hore u dhaqaaqdaa oo qeylo dhaantan tixgelisaa.
  • Louis Michel, ayaa xusay inuu ugu yeerayo labada dhinac inay tixgeliyaan qodobadii heshiiska ayna hubka dhigaan mudo 30-maalmood ah, isagoo ku tilmaamay heshiiskaan talaabo wanaagsan oo lagu xaqiijinayo amaanka iyo nabada Somalia.