Qeexid

"ld tixgelin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tixgelis oo kali ah:
  • Fleming ayaa ugu baaqday Saudi Arabia inay tixgeliso heshiiskii dunida ee ku aadan arimaha qoxootiga kaasoo la gaaray 1951-kii, waana inay joojiso tarxiilka ay ku hayso dadka Somalida ah inta xaaladu ay iska badlayso.
  • Xukumad ka madaxbanaan musuqmaasuqa oo si cad oo waxkastaaba muuqdaan dadkeeda ugu shaqaysa, taasi oo leh ajande qaran oo horumarineed, isla markaana tixgelisa oo taageerta muwaadiniinteeda.”