[-cay, -cday]
tixraac2 ay
tixraac2 day
"Qoraal, hadal iwm xigasho."
Wadaag:
ld tixraacid.
m.l
ld tixraac1.
m.f.dh
ld dixiri.
Neef tood ah lisid.
f.g1
-cay, -cday
Dhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay weli miro yeelan.
m.dh.u
Ereyo qaafiyad iyo miisaan leh.
Gabay dhowr beyd ka kooban.
m.dh