Qeexid
".j Tirada jagaale, keeda u dhigma tobanka. ld tobnaad."
".j Tirada jagaale, keeda u dhigma tobanka. ld tobnaad."
Wadaag:
. Tirada u dhexeysa sagaal iyo koob iyo toban; “10”. ld toman.
m.l.t
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Warqad turub oo ay ku sawiranyihiin toban calaamadood.
m.l
Wadaag:
Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma toddobaatan.
Sannada-ha u dhexeeya toddobaatanka iyo siddee-tanka. ld toddobaatamaad.
m.l.t
Wadaag:
(t.j) Tirada jagaale, keeda u dhigma toddobada.
Toddoba beri oo isku xigta.
m.l
Wadaag:
Tiro qiyaasteedu toban ku dhowdahay. ld tobaneeyo.
m.l.t
Wadaag: