Qeexid
"Qof dheer oo jirkiisu isku tigtiganyahay ahaansho."
[-naa, -nayd]
tobbogsan aa
tobbogsan ayd
f.mg4"Qof dheer oo jirkiisu isku tigtiganyahay ahaansho."
Wadaag:
Geedaha mid ka mid ah
Qof dheer oo jirkiisu isku tigtigan.
m.l
Wadaag:
. Tirada u dhexeysa sagaal iyo koob iyo toban; “10”. ld toman.
m.l.t
Wadaag:
Wax aan qallooc ama leex-leexad lahayn ahaansho.
Wax aan qalad lahayn ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: