Qeexid

"Roobka ugu horreya uu gu'ga da'a."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toddob oo kali ah:
  • Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa soo xiray caawa kal-fadhigii koowaad ee fadhigii toddobaad ee baarlamaanka oo lagu dhageystay khudbado ay jeediyeen 10 musharrax oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya.
  • Gartooyinka waa toddobo magac uyaalka, magaca gaarka ah, magaca muujiyaha, magaca xiriiriyaha, gartada qodobka (ال) iyo haddii loo geeyo garto iyo gartada dhawaaqtada ah.