Qeexid

". Tiro ka kooban toddoba meelood oo min toban ah; “70”."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toddobaatan oo kali ah:
  • Magaalada Malmo waa ta saddexaad ee magaalooyinka ugu waaweyni dalka Swdeen, waxaana ku nool dad tiradoodu dhan tahay 270,000 (Laba boqol iyo toddobaatan kun).
  • Bilawgii 1900 iyo toddobaatannadiina waxaaba jirtey, dhawr sano, mar aannu Xamar degaan-wadaag ku ahayn.