Qeexid
"ld toddobabixin."
"ld toddobabixin."
Wadaag:
Laba qof oo is aroosay toddobaadkii arooska u shaqayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Tirada lixda iyo siddeedda u dhexeysa; “7”. ld toddobo.
m.dh.t
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Laba qof oo is aroosay toddobaadkii arooska ka bixid.
f.mg1
Wadaag:
Xaflad laba qof oo is aroosay toddoba beri kaddib loo sameeyo.
m.l
Wadaag:
(t.j) Tirada jagaale, keeda u dhigma toddobada.
Toddoba beri oo isku xigta.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Warqad turub oo ay ku sawiranyihiin toddoba calaamadood.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Joornaal, wargeys iwm oo toddobadii beri mar soo baxa.
m.l
Wadaag:
. Tiro ka kooban toddoba meelood oo min toban ah; “70”.
m.l.t
Wadaag:
Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma toddobaatan.
Sannada-ha u dhexeeya toddobaatanka iyo siddee-tanka. ld toddobaatamaad.
m.l.t
Wadaag:
. Tiro toddobaatan ku dhow. ld toddobaatameeyo.
m.l.t
Wadaag:
(daaw.) Cudur dadka iyo xoolaha ku dhaca, murqaha iyo seedaha kojiya oo si dhaqso ah u dila; kojiye; teetano.
m.dh
Wadaag: