Qeexid

"ld toddoba."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toddobo oo kali ah:
  • Wareegtada ayaa lagu sheegay in gudigaan uu ka kooban yahay toddobo xubnood, iyadoo gudoomiye looga dhigay Max’ed Yuusuf Axmed.
  • Cusmaan Cilmi Boqore ayaa maanta shaaciyay in muddo toddobo cisho gudahood ah ay xubnaha Baarlamaanka isugu yimaadaan xarunta KMG ah ee magaalada Baydhaba.