Qeexid

"tog yare m.l (-rayaal, m.l/dh) (juqr) Meel hoos u dhax dhuuban oo dheer oo laga helo dhulka dushiisa, oo ka yar dooxo kana ballaaran qaranqaar."