Qeexid
"Wax la togay ahaansho."
Qeexid Xigta
(xis.) Wax eber ka badan ahansho.
[-gnaa, -gnayd]
togan2 naa
togan2 nayd
f.mg4"Wax la togay ahaansho."
(xis.) Wax eber ka badan ahansho.
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) (kiim.) Labada saldanab, isla eg oo walxuhu leeyihiin middood oo aan elektaroonno xambaarsanayn.
m.l
Wadaag:
Dab wax la oogay ahaansho.
Wax si wanaagsan loo fuliyey ahaansho (salaad).
Dacwo, rabsho iwm wax la oogay ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Wax dhiniiciisa hoose la sarraysiiyay ahaansho.
Wax gaadiid laga dejiyay ahaansho (rar).
Wax isteensal lagu badiyay ahaansho (qoraal). 4. Ku r.: wax, wax kale ku gambisan ahaansho. 5. Ka r.: wax meel agteeda ku sugan ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
tog yare m.l (-rayaal, m.l/dh) (juqr) Meel hoos u dhax dhuuban oo dheer oo laga helo dhulka dushiisa, oo ka yar dooxo kana ballaaran qaranqaar.
Wadaag:
(-nno ..., m.dh) (kiim.)Ayoon saldanab togan oo ka dhashayatammo ama molikuyuullo laga xayuubiyeyelektaroonno. Marka danabsoociddudhacayso, ayoon-toganayaasha waxa jiitaqotinka taban.
m.l
Wadaag:
(-gag, m.l) (juqr.) Biyo mareen lama degaan kaa soo badanaa engegan, oo biyo leh kaliya xilli roob badan kaddib. Togaggu waxay guud ahaan ku baaba'aan lamadegaanka dhexdiisa, waxa laga yaabaa inay ka siilaabmaan lamaddegaanka laftiisa, ama dhalaalidda barafyada ee buuro fog.
m.l
Wadaag:
(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka ha-dlaya u dhow oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “Tan meesha fadhidaa waa walaashay”.
mu.ti.dh
Wadaag:
Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo.
Labada ilig ee sare middood.
Bir, qori iwm qoroofan oo wax la suro.
m.dh
Wadaag:
Xoolo iwm oo meel tuban wax ka doorasho.
Xarig iwm jiidasho.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Wax laaloogay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(f.g) Wax kala taagid.
(f.mg) Tog ku dhex socosho.
f.g
-gay, -gtay
Wadaag:
Xarig iwm wax la soohay ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag: