Qeexid

"(-anno, m.dh) Liilan dheer oo saamaha laga jeexo oo kabaha lagu tolo. ld tolon."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tolan oo kali ah:
  • Haddaba ii sheeg, af kafantiisii tolan tahay baad tahayee maxaad ku faantaa?
  • Shucuurtayda inta ila qaybsata oo aan fekerka wadaagnaa waa badan yihiin, balse waxay arrini ka tolantaa waa asaaska iyo isla ogaanshaha.