Qeexid

"Weel qabo (geed), caw, argeeg iwm ka samaysan. ld tolayo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tolay oo kali ah:
  • Dalka Maraykaanka ayaa la sheegay inuu kabo u tolay Markab buurnaantiisa laga fajacay, markabkaas oo la sheegay inuu Maraykaanku doonayo inuu u soo hayaamiyo xagaa iyo qadaadka Afrika.
  • Sheekooyin badan oo jabaq uun ahaa ayuu isku tol-tolay oo sheeko qurux badan oo run u eg ka soo saaray.