Qeexid
"Oogada, inta la saro, toobin dhiig kaga keenid."
Qeexid Xigta
Soo jiidid, soo uruurin; soo yarayn.
[-bay, -btay]
toob2 ay
toob2 tay
f.g1"Oogada, inta la saro, toobin dhiig kaga keenid."
Soo jiidid, soo uruurin; soo yarayn.
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) Geed ka soo baxa jirrid dhulka hoostiisa ah, ka dibna bannaanka u soo baxa, isaga oo ka soo baxaya meel ka durugsan jirriddii hore. Waxa suurto gal ah inuu xidid la baxo oo uu geed goonniya noqdo.
m.l
Wadaag:
(-bab, m.l) Nooc ka mid ah cambuurrada dumarku qaataan.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Jid toosan oo aan leexleexad lahayn; waddooyin meel wada taga tan ugu gaaban.
m.l
Wadaag:
(bot.) Botani ahaan: dhisme taran oo laga helo ubaxla'da dhexdooda iyo qaar ka mid ah betri dhoofaytayda, loona yaqaanno istaroobilas.
(c.nafl.) Dhinaca anatomiga xayawaanka: nooc unug qaabile ah oo xasaasi u ah ilayska, lagana helo ratiinaha lafdhabarleyda dhexdhiisa.
m.l
Wadaag:
(xis.) Adke salkiisu yahay xood sallax oo oodan, kuna dhammaada bar gees dibedda ka ah sallax saleedka.
m.l
Wadaag:
Gees ama qalab kale oo u eg oo oogada, inta la saro, dhiigga buka lagaga toobo, lagaga soo saaro.
Shaxan joomitiri oo leh qaabka koombada.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Koob ama gees go'an oo la kululeeyay marka lagu qabto jirka meel ka mid ah kaddibna soo dhuuqa dhiigga oo jirku soo fooco markaas la sarsaro maqaarka oo dhiig laga keeno, dhiigaas oo loo haysto mid faasid ah sidaasna lagu daaweysmayo.
m.l
Wadaag:
Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama.
ld mid.
mu.ac.dh
Wadaag:
Aqoonta liishaanka.
Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
m.dh
Wadaag:
Aqoonta liishaanka.
Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
m.dh
Wadaag:
Aqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: