Qeexid

"U noqosho Ilaahay addeciddiisa loo noqdo. ld tawbad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toobad oo kali ah:
  • . Toobadu waa in qofku ka dhex baxo xumaanta iyo dunuubta waana talada la doonayo in la raaco. 2. Caadaysiga xumaanta iyo ku faanisteeda waxay yimaadaan marka lagu fashilmo toobada, hadaba maxaynu ka eeganaynaa mashaqadan toobad la,aanta.
  • Rasuulku waxa uu inoo sheegay in ay dadka oo dhami danbaabaan balse ay ugu khayr badan yihiin kuwa ka toobad keena.