Qeexid Xigta
ld toobkac1.
ld toobkac1.
Wadaag:
(-bab, m.l) Nooc ka mid ah cambuurrada dumarku qaataan.
m.l
Wadaag:
Oogada, inta la saro, toobin dhiig kaga keenid.
Soo jiidid, soo uruurin; soo yarayn.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) Geed ka soo baxa jirrid dhulka hoostiisa ah, ka dibna bannaanka u soo baxa, isaga oo ka soo baxaya meel ka durugsan jirriddii hore. Waxa suurto gal ah inuu xidid la baxo oo uu geed goonniya noqdo.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Koob ama gees go'an oo la kululeeyay marka lagu qabto jirka meel ka mid ah kaddibna soo dhuuqa dhiigga oo jirku soo fooco markaas la sarsaro maqaarka oo dhiig laga keeno, dhiigaas oo loo haysto mid faasid ah sidaasna lagu daaweysmayo.
m.l
Wadaag:
(xis.) Adke salkiisu yahay xood sallax oo oodan, kuna dhammaada bar gees dibedda ka ah sallax saleedka.
m.l
Wadaag: