Qeexid
"eeg tooban. ld toobnaansho."
"eeg tooban. ld toobnaansho."
Wadaag:
eeg gantooban. ld gandoobnaan, gandoobnaansho, gantoobnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg toolmoon. ld toolmoonaansho, toolmooni, toolmoonsanaan.
m.f.dh
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) Geed ka soo baxa jirrid dhulka hoostiisa ah, ka dibna bannaanka u soo baxa, isaga oo ka soo baxaya meel ka durugsan jirriddii hore. Waxa suurto gal ah inuu xidid la baxo oo uu geed goonniya noqdo.
m.l
Wadaag:
Oogada, inta la saro, toobin dhiig kaga keenid.
Soo jiidid, soo uruurin; soo yarayn.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(-bab, m.l) Nooc ka mid ah cambuurrada dumarku qaataan.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Nooc buntukhda ka mid ah oo darandoori u dhaca.
m.l
Wadaag: