Qeexid

Bannaan furan oo aan lahayn gabbaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tooci oo kali ah:
  • Dabbaashay mooyee waan ku talaxtegay, si yar iyo si weyn tan iyo 12kii Julaay waxa aan suuqyada Hargeysa iyo xaafadaheedaba dhex toocinayay Toyootahaas indhashareeran.