Qeexid
"(kuwooda, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Tooda u yeel!”."
"(kuwooda, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Tooda u yeel!”."
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Nimankaas beertooda ayaa miro badan leh”. ld tood.
dk.lh.dh
Wadaag:
(kuwooda, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Kooda ayaa ka wanaagsan kiinna”.
mu.lh.l
Wadaag:
Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama.
ld mid.
mu.ac.dh
Wadaag:
Aqoonta liishaanka.
Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
m.dh
Wadaag:
Aqoonta liishaanka.
Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
m.dh
Wadaag:
Neef irmaan aan si fiican loo fara barin oo dhib iyo shiddo lagu liso; aan hebed ahayn. ld tood1.
m.dh
Wadaag:
Miro is qabsaday oo dhuuban.
Geela la tolo, saaladiisa isqabqabsata oo wax kuusan noqota.
m.l
Wadaag:
(nax.) Marka shay lagu dhawaaqayo codku wuxuu noqon karaa mid dheer ama mid gaaban ama mid dhexdhexaad ah.
m.l
Wadaag:
Dhir urursan oo meel ku wada taal.
Geed yar oo buruqdisu ka mid ah kuwa cuntada lagu darsado oo lagu carfiyo.
m.dh
Wadaag:
Beer iyo hilib la yar yareeyey oo la isku shiilay.
Bun duban, caano, daango iwm oo la isku daray.
m.l
Wadaag: