Qeexid
"Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Nimankaas beertooda ayaa miro badan leh”. ld tood."
"Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Nimankaas beertooda ayaa miro badan leh”. ld tood."
Wadaag:
(kuwooda, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Tooda u yeel!”.
mu.lh.dh
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Macallinkooda ayay la tashadaeen”. ld kood2.
dk.lh.l
Wadaag:
Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama.
ld mid.
mu.ac.dh
Wadaag:
Aqoonta liishaanka.
Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
m.dh
Wadaag:
Aqoonta liishaanka.
Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
m.dh
Wadaag:
Neef irmaan aan si fiican loo fara barin oo dhib iyo shiddo lagu liso; aan hebed ahayn. ld tood1.
m.dh
Wadaag:
Miro is qabsaday oo dhuuban.
Geela la tolo, saaladiisa isqabqabsata oo wax kuusan noqota.
m.l
Wadaag:
(nax.) Marka shay lagu dhawaaqayo codku wuxuu noqon karaa mid dheer ama mid gaaban ama mid dhexdhexaad ah.
m.l
Wadaag:
Dhir urursan oo meel ku wada taal.
Geed yar oo buruqdisu ka mid ah kuwa cuntada lagu darsado oo lagu carfiyo.
m.dh
Wadaag:
Beer iyo hilib la yar yareeyey oo la isku shiilay.
Bun duban, caano, daango iwm oo la isku daray.
m.l
Wadaag: