Qeexid

"Faan, ammaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tookh oo kali ah:
  • Dunida waxaa ka jira faan iyo tookh aan la qiyaasi karin.
  • Qabiilkaad ku tookhdaan baa Qawmiyaddaada kaa tira oo, Tayo li'ida qoysqoyskaa Idin bada tabaalaha eey.