Qeexid
Qof laf iyo hilib isla eg leh oo qurxoon ahaansho.
Qeexid Xigta
Arrin habboon in la yeelo ahaansho. ld toolmoonsan.
[-naa, -nayd]
f.mg4Qof laf iyo hilib isla eg leh oo qurxoon ahaansho.
Arrin habboon in la yeelo ahaansho. ld toolmoonsan.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld toolmoonaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Wax qurxin ama hagaajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg toolmoon. ld toolmoonaansho, toolmooni, toolmoonsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld toolmoon.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg toolmoonee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (nax.) Marka shay lagu dhawaaqayo codku wuxuu noqon karaa mid dheer ama mid gaaban ama mid dhexdhexaad ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Miro is qabsaday oo dhuuban.
Qeexid Xigta: Geela la tolo, saaladiisa isqabqabsata oo wax kuusan noqota.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhir urursan oo meel ku wada taal.
Qeexid Xigta: Geed yar oo buruqdisu ka mid ah kuwa cuntada lagu darsado oo lagu carfiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld toolmoonaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld toolmoonaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld toolmoonaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld goommoon.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax habbon ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Tolidda wax la tolo. ld tolliimo, tolniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -oomay, -oontay
Qeexid: ld tantoon.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: T. ah: caano la soo uruuriyey oo la siiyo reero aan xoolo u irmaanayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Miro yicibeed oo dhilan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-oomay, -oontay; -oomi) Cid tantoonyo ku dhufasho. ld tantoonyee, tatoon, tatoonyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
mu.ac.dh
Qeexid: Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama.
Qeexid Xigta: ld mid.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
ac - aan cayinnayn (indefinite) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]