Qeexid
"(-nno, m.dh) Nooc buntukhda ka mid ah oo darandoori u dhaca."
"(-nno, m.dh) Nooc buntukhda ka mid ah oo darandoori u dhaca."
Wadaag:
Wax aan qallooc ama leex-leexad lahayn ahaansho.
Wax aan qalad lahayn ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Bun, daango, caano iwm wax la isku daray ahaansho.
Beer, hilib iyo xayr wax la isku shiilay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax la tooxay ahaansho.
Wax godan ahaansho.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag: