Qeexid
"(nax.) Marka shay lagu dhawaaqayo codku wuxuu noqon karaa mid dheer ama mid gaaban ama mid dhexdhexaad ah."
"(nax.) Marka shay lagu dhawaaqayo codku wuxuu noqon karaa mid dheer ama mid gaaban ama mid dhexdhexaad ah."
Wadaag:
Miro is qabsaday oo dhuuban.
Geela la tolo, saaladiisa isqabqabsata oo wax kuusan noqota.
m.l
Wadaag:
Dhir urursan oo meel ku wada taal.
Geed yar oo buruqdisu ka mid ah kuwa cuntada lagu darsado oo lagu carfiyo.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Koob ama gees go'an oo la kululeeyay marka lagu qabto jirka meel ka mid ah kaddibna soo dhuuqa dhiigga oo jirku soo fooco markaas la sarsaro maqaarka oo dhiig laga keeno, dhiigaas oo loo haysto mid faasid ah sidaasna lagu daaweysmayo.
m.l
Wadaag:
Aqoonta liishaanka.
Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
m.dh
Wadaag:
Aqoonta liishaanka.
Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
m.dh
Wadaag:
Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama.
ld mid.
mu.ac.dh
Wadaag:
Qof laf iyo hilib isla eg leh oo qurxoon ahaansho.
Arrin habboon in la yeelo ahaansho. ld toolmoonsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax isku filan oo aan cidna u baahnayn ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(c.nafl.) Dalool, kiish ama qanjir dhacaan soo sara, sida daloolka ugxaanleyda.
m.l
Wadaag:
Oogada, inta la saro, toobin dhiig kaga keenid.
Soo jiidid, soo uruurin; soo yarayn.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Neef irmaan aan si fiican loo fara barin oo dhib iyo shiddo lagu liso; aan hebed ahayn. ld tood1.
m.dh
Wadaag:
(-bab, m.l) Nooc ka mid ah cambuurrada dumarku qaataan.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Sooloji ahaan, koox xaya waanka ka mid ah oo iskusinji ah oo meel ku wada nool, noloshooduna iskuxidhantahay. Qaarkood sida shacaabiga iyo isboonjiga waxay iskaga dhegsanyihiin dusha, una shaqeeyaan sidii xayawaan keliya. Kuwu kalena, sida xoon cayayaanka dusha iskagama dhegsana, waxaanay leeyihiin urur ro bulsho oo heer sare ah oo xubnahoodu shaqooyin kala duwan qabtaan.
m.l.u
Wadaag: