Qeexid
"Bun duban, caano, daango iwm isku darid."
Qeexid Xigta
Beer, hilib iyo xayr isku shiilid.
[-ray, -rtay]
toor2 ay
toor2 tay
f.g1"Bun duban, caano, daango iwm isku darid."
Beer, hilib iyo xayr isku shiilid.
Wadaag:
Bun duban caano, daango iwm ku darasho.
Beer, hilib iyo xayr isku shiilasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Waddo yar oo xooluhu bixiyeen.
Raad xoolo badan oo is daba socda sameeyaan.
m.l
Wadaag:
Beer iyo hilib la yar yareeyey oo la isku shiilay.
Bun duban, caano, daango iwm oo la isku daray.
m.l
Wadaag:
Nafley toore samayn.
Xoolo badan si isdaba joog ah u socosho.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Bun, daango, caano iwm wax la isku daray ahaansho.
Beer, hilib iyo xayr wax la isku shiilay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(bul.) Hab lagu kala kaxeeyo dad kala jinsi, diin, midab, iwm.
m.l
Wadaag:
(-yo, m.l) Mindi af godan leh oo labada dhinac wax ku goysa, caarad dhuuban, daab xardhan oo gees ama caag ka samaysan iyo gal leh oo raggu qaato. ld toorri.
m.dh
Wadaag:
Aqoonta liishaanka.
Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
m.dh
Wadaag:
Aqoonta liishaanka.
Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
m.dh
Wadaag:
Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama.
ld mid.
mu.ac.dh
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Bir dhuuban oo meel la qabsado leh oo buntukha lagu cabbeeyo.
m.l
Wadaag:
(nax.) Marka shay lagu dhawaaqayo codku wuxuu noqon karaa mid dheer ama mid gaaban ama mid dhexdhexaad ah.
m.l
Wadaag:
Dhir urursan oo meel ku wada taal.
Geed yar oo buruqdisu ka mid ah kuwa cuntada lagu darsado oo lagu carfiyo.
m.dh
Wadaag: