Qeexid
"Bun, daango, caano iwm wax la isku daray ahaansho."
Qeexid Xigta
Beer, hilib iyo xayr wax la isku shiilay ahaansho.
[-rnaa, -rnayd]
tooran naa
tooran nayd
f.mg4"Bun, daango, caano iwm wax la isku daray ahaansho."
Beer, hilib iyo xayr wax la isku shiilay ahaansho.
Wadaag:
Qof dadka kala ka soocan ahaansho.
Ku t.: qof wax caan ku ah ahaansho.
f.mg4
-rnaa,-rnayd
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Bir dhuuban oo meel la qabsado leh oo buntukha lagu cabbeeyo.
m.l
Wadaag:
Waddo yar oo xooluhu bixiyeen.
Raad xoolo badan oo is daba socda sameeyaan.
m.l
Wadaag:
Bun duban, caano, daango iwm isku darid.
Beer, hilib iyo xayr isku shiilid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Bun duban caano, daango iwm ku darasho.
Beer, hilib iyo xayr isku shiilasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Beer iyo hilib la yar yareeyey oo la isku shiilay.
Bun duban, caano, daango iwm oo la isku daray.
m.l
Wadaag:
Wax si isla eg loo qaybiyey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Nafley toore samayn.
Xoolo badan si isdaba joog ah u socosho.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Wax aan qallooc ama leex-leexad lahayn ahaansho.
Wax aan qalad lahayn ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la tooxay ahaansho.
Wax godan ahaansho.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag:
Wax la booray ahaansho (sac).
Wax qalloocan ahaansho (dhabarka).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-yo, m.l) Mindi af godan leh oo labada dhinac wax ku goysa, caarad dhuuban, daab xardhan oo gees ama caag ka samaysan iyo gal leh oo raggu qaato. ld toorri.
m.dh
Wadaag: