Qeexid

"(fk) T. u soco: qalqallooc iyo leexleexad la'aan u soco."

Qeexid Xigta

ld toosid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toos oo kali ah:
  • Yuusuf, wuxuu sheegay in Ururka hubeysan ee Al-shabaab oo gacanta ku haya Kismaayo ay xiriir toos ah la leeyihiin shabakada Al-Qaacida, isagoo farta ku goday inuu dhaqaalaha ay ka helaan dalal iyo shaqsiyaad ganacsato ah.
  • Daraasad dheer kadib guddida dhaqaaluhu, wuxuu soo bandhignay in dhibaato ka jirto hay’adaha Madaxabannaan, oo aan xisaabtoodu marin Wasaaradda Maaliyadda, hase yeeshee iyagu si toos ah u hoos taga Madaxtooyadda.