Qeexid
"eeg toosi."
"eeg toosi."
Wadaag:
Nafley hurdo ka kicin.
Wax qallooc ka bi'in.
Cid qalad ka leexin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(fk) T. u soco: qalqallooc iyo leexleexad la'aan u soco.
ld toosid.
m.l
Wadaag:
Nafley hurdo ka kicid.
Wax aan qalqalooc lahayn noqosho.
Qalad, wanaag ku beddelid.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
T. ah: caano la soo uruuriyey oo la siiyo reero aan xoolo u irmaanayn.
m.l.kh
Wadaag:
Dabayl xilli ku socota oo ka dhacda badweynta Hindiya iyo Aasiyada koofureed.
Xilli; wakhti.
Nooc ka mid ah doonyaha.
m.l
Wadaag:
Wax aan qallooc ama leex-leexad lahayn ahaansho.
Wax aan qalad lahayn ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
tirosin aritmatig m.dh (xis.) Tirosinka aritmatig ee urur ka kooban n-tiro waa wadarta n-da tiro oo loo qaybiyey tirada tirooyinka. Tusaale ahaan, tirosinka aritmatig ee ururka {1, 4, 3, 0, 1, 2,i 1, 4} waa (1+4+3+0+1+2+1+4): 8 = 16 : 8 = 2.
Wadaag:
Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama.
ld mid.
mu.ac.dh
Wadaag:
Aqoonta liishaanka.
Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
m.dh
Wadaag:
Aqoonta liishaanka.
Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
m.dh
Wadaag:
Bir culus, afar ganood oo dib u laaban iyo dabo daloosha oo silsilad lagu xiro leh, oo maraakibta iyo doonyaha badda loogu rido kolka la joojinaayo. ld barroosi.
m.l
Wadaag:
(nax.) Marka shay lagu dhawaaqayo codku wuxuu noqon karaa mid dheer ama mid gaaban ama mid dhexdhexaad ah.
m.l
Wadaag: