Qeexid

"Xiddig aan saadaal wanaagsanayn."

Qeexid Xigta

Hilib jilicsan ee ka laallaada shaqfasha dadka da'da ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tootir oo kali ah:
  • “…Haddey boogi kugu taal, nin kale tiisu kaa dedane, Haddaad adigu tuur leedihiyo, tootir iyo qaallo, Mid kaleeto inaad toosisaa waa tu aan dhicine.
  • “…Haddey boogi kugu taal, nin kale tiisu kaa dedane, Haddaad adigu tuur leedihiyo, tootir iyo qaallo, Mid kaleeto inaad toosisaa waa tu aan dhicine.