Qeexid

Ballac, baaxada, ballaar.

Qeexid Xigta

ld tooxid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toox oo kali ah:
  • Fiidow-Tooxow markii ay xabbadda mucaaradku madaxa fujisay agoontii uu ka tegay iyo kuwii uu qudhiisu markaas ka hor agoomeeyey waa isku cuqubo.
  • . Sare u dhiga iyo hormarinta wada shaqeynta hey'adaha dowladnimo ee Qaran si aan xad gudub ku ahayn Axdiga iyo Sharuucda dalka, lagana ilaaliyo awood tooxsi iyo xukun boob nooc kastoo yihiin.