Qeexid
"Qaanso boqon ku giijin."
[-iyay, -isay]
toox yay
toox say
f.g2"Qaanso boqon ku giijin."
Wadaag:
Dhar ballac u cabbirid.
Qaanso boqon ku giijin.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Wax la tooxay ahaansho.
Wax godan ahaansho.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag:
Aqoonta liishaanka.
Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
m.dh
Wadaag:
Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama.
ld mid.
mu.ac.dh
Wadaag:
Aqoonta liishaanka.
Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Nooc maryaha la guntado ka mid ah oo ballac weyn leh.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Candho xoox ka maalid.
(f.mg) Candho irmaan xoox yeelasho.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Bun duban, caano, daango iwm isku darid.
Beer, hilib iyo xayr isku shiilid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Waddo yar oo xooluhu bixiyeen.
Raad xoolo badan oo is daba socda sameeyaan.
m.l
Wadaag: