"Xatxatada qofka jirkiisu dareemo."
Wadaag:
Toqlo dareemid.
f.mg3
-ooday, -ootay
eeg toqloo.
m.f.l
Qof meel uu ka xanxantoonayo ka taabasho.
f.g2
-iyay, -isay
eeg toqli. ld toqlis.
m.f.dh
ld toqlin.
m.l
Laba wax oo kala go'an ama kala dillaacsan wax iskula qabsasho.
f.g1
-toshay, -tolatay
(-llo, m.dh) Shaqfal.
m.dh