Qeexid
"Hadal badan oo aan macna lahayn sheegid."
[-leeyay, -leysay]
tororogle eeyay
tororogle eysay
f.mg2"Hadal badan oo aan macna lahayn sheegid."
Wadaag:
Wax tolka leeyahay ka dhigid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(juqr.) Lakabada hoose ee gibilka, sida kuwa ka hooseeya toraatosfeerka, kuwaasoo ka soocan torobosfeerka, wuxuu dherer ahaan fidsanyahay 11 Km ilaa oogada dhulka ee jiidda dhexdhexaadka ah.
m.l
Wadaag: