Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
tow
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
Fal / verb
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tow oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `tow`
towtow
Qeexid
War aan murti lahayn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
towid
Qeexid
ld tebid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
tolow
Qeexid
(-oobay, -owday; -oobi) Qof tolkisii ka carooday tol kale ku biirid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-owday)
Wadaag:
toodow
Qeexid
(-oobay, -owday; -oobi) Tood noqosho (xoolo).
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Labdhedig
(-owday)
Wadaag:
tog
Qeexid
(-gag, m.l) Meel godan oo biyo mareen ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
tog
Qeexid
(f.g) Wax kala taagid.
(f.mg) Tog ku dhex socosho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
tol
Qeexid
Dad xiriir wada dhalasho amo sheegasho ka dhexeeyo.
Qaran.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
tog
Qeexid
(-gag, m.l) (juqr.) Biyo mareen lama degaan kaa soo badanaa engegan, oo biyo leh kaliya xilli roob badan kaddib. Togaggu waxay guud ahaan ku baaba'aan lamadegaanka dhexdiisa, waxa laga yaabaa inay ka siilaabmaan lamaddegaanka laftiisa, ama dhalaalidda barafyada ee buuro fog.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
towxiid
Qeexid
ld tawxiid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
tol
Qeexid
Laba wax oo kala go'an ama kala dillaacsan wax is kula qabasho.
Hal ilmo diiddey qallacid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
too
Qeexid
Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama.
ld mid.
Qaabnaxweed & Naxwe
mu.ac.dh
mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)
Qeyb: naxwe
ac — aan cayinnayn (indefinite)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
tog
Qeexid
tog yare m.l (-rayaal, m.l/dh) (juqr) Meel hoos u dhax dhuuban oo dheer oo laga helo dhulka dushiisa, oo ka yar dooxo kana ballaaran qaranqaar.
Wadaag: