Qeexid

"ld tawxiid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga towxiid oo kali ah:
  • Xildhibaanku wuxuu kula taliyay in lagu soo kordhiyo calanka Soomaaliya towxiidka Alle,isagoo intaas ku daray in ay waxbadan oo faa'ido ah ugu jirto Umada Soomaaliyeed oo Calankooda lagu soo kordhiyo Towxiidka Alle.
  • Cali Max’ed Axmed ayaa sheegay in ciidamdaan ka tirsanaa Dowladda KMG ay towxiidka u qabteen islamarkaana Islaamka uu towbada ka aqbalay Sida uu hadalka u dhigay Gudoomiyaha.