Qeexid

Cadad yaryar oo xalxalleefsan oo dusha iska saarsaaran oo kalluunka iyo haqa qaarkii dhawraarin ahaan, korka kaga rogan.

Qeexid Kale

Lakab taxane ah oo xabagaysan: kaas oo daboola qaybta hawada u baxsan ee geedka. Waxa dhiijiya dubduleedka, shaqadeeda ugu muhiimsanina waxa weeye ka hortagga biyo lunka geedaha.

Qeexid Xigta

Dadka dubkiisa hollob ka kacda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toxob oo kali ah:
  • Saliidan jidhka ayaa la mariyaa adiga oo adeegsanaya dhar khafiif ah iyo timaha taas oo ka ilaalisa daawaysana toxobta iyo daadashada timaha.
  • Saliidan jidhka ayaa la mariyaa adiga oo adeegsanaya dhar khafiif ah iyo timaha taas oo ka ilaalisa daawaysana toxobta iyo daadashada timaha.