Qeexid
"(c.fal.) Jidka ay maraan walxaha samaddu marka ay dulalaatiga dhex jiirayaan iyadoo loo fiirinayo bar la doortay. Tubta dhulku waa jidka uu maro dhulku marka uu ku meereysanayo qorraxda."
"(c.fal.) Jidka ay maraan walxaha samaddu marka ay dulalaatiga dhex jiirayaan iyadoo loo fiirinayo bar la doortay. Tubta dhulku waa jidka uu maro dhulku marka uu ku meereysanayo qorraxda."
Wadaag:
Nafley socod tartiib iyo tabar yari leh socosho.
Ku t.: ul ku luudid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax ama dad isu tegey oo meel dheer ka muuqda oo aan si fiican loo arkin.
m.l
Wadaag:
Wax meel dhoobid.
Xoolo badan meel marid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag: