Qeexid
"Wax badan meel isugu keenid."
[-bay, -btay]
tub3 ay
tub3 tay
f.g1"Wax badan meel isugu keenid."
Wadaag:
(c.fal.) Jidka ay maraan walxaha samaddu marka ay dulalaatiga dhex jiirayaan iyadoo loo fiirinayo bar la doortay. Tubta dhulku waa jidka uu maro dhulku marka uu ku meereysanayo qorraxda.
m.dh
Wadaag:
Wax ama dad isu tegey oo meel dheer ka muuqda oo aan si fiican loo arkin.
m.l
Wadaag:
Wax meel dhoobid.
Xoolo badan meel marid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(kuwo, w) Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaamaya; mid. Tus. “Tu wanaagsan baan ku toosay”.
mu.ac.dh
Wadaag: