Qeexid
"Ku t.: meel ku hagaagid."
[-baday, -batay]
tubb aday
tubb atay
f.mg3"Ku t.: meel ku hagaagid."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qalab dhuuban oo dhexda ka daloola oo dareeraha,hawada iwm ay maraan.
m.dh
Wadaag:
Weel badanaa argeeg ka samaysan oo sal ballaaran iyo qoor dhuuban oo weesada lagu shubto.
Quluc.
m.dh
Wadaag:
(c.fal.) Jidka ay maraan walxaha samaddu marka ay dulalaatiga dhex jiirayaan iyadoo loo fiirinayo bar la doortay. Tubta dhulku waa jidka uu maro dhulku marka uu ku meereysanayo qorraxda.
m.dh
Wadaag:
Wax meel dhoobid.
Xoolo badan meel marid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Wax ama dad isu tegey oo meel dheer ka muuqda oo aan si fiican loo arkin.
m.l
Wadaag: