Qeexid

"eeg tuban. ld tubnaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tubnaan oo kali ah:
  • Waxaa laga yaabaa in la filayo tubnaantaas qudheeda in guul iyo wanaag ka soo bixi doonaan, se guusha iyo wanaaggu falka dadka oo qudha ayey ku yimaaddaane sida roobka cirka kama soo da’aan sida dooggana ciidda kama soo baxaan.