Qeexid

"Shaki; male; bidaal; dareen."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuhun oo kali ah:
  • Ciidamada Ethiopia ayaa maalmahan magaalada ka waday howlgalo ay dadka ay ku tuhunsan yihiin iney gacan saar la leeyihiin kooxaha amni xumida ka wada magaalada Muqdisho ama ay ku lug lahaayeen dagaaladii Muqdisho ka dhacey.
  • Ciidamada DF ayaa la sheegay inay kaxeysteen 33-qof oo ahaa dadkii Masjidka ku sugnaa kuwaas oo ay ku tuhunsanyihiin rabshadaha ka dhacaya Muqdisho.