"Shaki; male; bidaal; dareen."
Wadaag:
(-hmay, -huntay; -hmi) Ku t.: fal inuu dhacay malayn.
f.g1
Luqunta dhabarkeeda; jeegada hoosteeda.
m.l
Cid wax tuhun ku jiro ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Cid tuhun ku abuurid.
f.lg2
-iiyay, -iisay
eeg tuhunsii.
m.f.dh
eeg tuhunsan. ld tuhunsanaansho.
Maro aad duug u ah.
/dh ld tuhunsanaan.