"(-hmay, -huntay; -hmi) Ku t.: fal inuu dhacay malayn."
Wadaag:
Shaki; male; bidaal; dareen.
m.l
Badar iwm buushe ka saarid.
Cid ul la dhicid.
Wan dhufaanid. 4. Sacab t.: sacab isku garaacid. 5. U sacab t.: cid ballan ka qaadid ama taageerid.
f.g1
Cid wax tuhun ku jiro ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Cid tuhun ku abuurid.
f.lg2
-iiyay, -iisay
eeg tuhunsii.
m.f.dh
eeg tuhunsan. ld tuhunsanaansho.
(-umay, -untay; -umi) Maro duug ah tolid.
/dh ld tuhunsanaan.