Qeexid
"Nafley socod tartiib iyo tabar yari leh socosho."
Qeexid Xigta
Ku t.: ul ku luudid.
[-bay, -btay]
tukub2 ay
tukub2 tay
f.mg1"Nafley socod tartiib iyo tabar yari leh socosho."
Ku t.: ul ku luudid.
Wadaag:
(c.fal.) Jidka ay maraan walxaha samaddu marka ay dulalaatiga dhex jiirayaan iyadoo loo fiirinayo bar la doortay. Tubta dhulku waa jidka uu maro dhulku marka uu ku meereysanayo qorraxda.
m.dh
Wadaag:
(dii.) Cid waajib salaad gudasho. ld duko.
f.mg3
-kaday, -katay
Wadaag: