ld tukub1.
Wadaag:
eeg tub3.
m.f.dh
ld tukubid.
m.l
(-bayaal, m.l/dh) Ul lagu tukubo.
Nafley socod tartiib iyo tabar yari leh socosho.
Ku t.: ul ku luudid.
f.mg1
-bay, -btay
eeg turub2.
Dabaggaalle; uunrays; soongur.
(dii.) Cid waajib salaad gudasho. ld duko.
f.mg3
-kaday, -katay
ld tuji.
f.g2
(-kayaal, m.l/dh) Shimbir madow oo hilibka cuna.
m.dh
Xoolo wadid.
-iyay, -isay