"Dabaggaalle; uunrays; soongur."
Wadaag:
Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo.
m.l
ld tukubid.
Nafley socod tartiib iyo tabar yari leh socosho.
Ku t.: ul ku luudid.
f.mg1
-bay, -btay
(-bayaal, m.l/dh) Ul lagu tukubo.
ld tukub1.
m.f.dh