Qeexid
"Naag tumaal ah."
"Naag tumaal ah."
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh) T. ah: wax gacan lagu farsameeyay (bir).
m.dh.kh
Wadaag:
(kuwama, w) Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig oo wax ama qof lagu hubsado; waa ayo? yaa waaye?.
mu.we.dh
Wadaag:
Orgi ama wan la dhufaanay.
Caws la tumay oo dirmaha laga sameeyo.
Roob aan xoog lahayn.
m.l
Wadaag:
Wax la tumay ahaansho (bir, qof, xiniinyo iwm).
f.mg4
-mnaa, -mnayd
Wadaag:
La t.: qof buka caafimaadkiisa ku dadaalid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-llo, m.dh) (daaw.) Dareere loo diyaariyay in lagu daweeyo ama lagaga hortago cudurrada ay dhaliyaan noolayaasha ili-ma-aragtayda ah.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax meelgo'an ku sugnaansho.
(f.mg) Ka a.: fal kudhaqaaqiddiisa deyn. ld ool2, oollow.
f.g
Wadaag:
(f.g) Bir qalab ka samaysasho.
(f.mg) Wan dhufanan ka dhigaasho.
(f.mg) Qof wuxuu jecelyahay ku raaxaysasho. 4. (f.mg) Ku t.: qof korkii ama wax kale ku durdurin, ku baabbacayn; cagaha la dhicid.
f.g
-untay, -umatay
Wadaag: